Posts

Short History Of Adobe ico

Image
  Asc dhaaman asxabta ku xidhan abdiraxim maqalkeenan waxa aynu kaga hadli doona tariikhda shirkada ADOBE ama (SHORT HISTORY OF ADOBE ICO) Adobe Inc, oo hore loogu yiqiinay Adobe System Incorporated, waa shirkad ku caan ah soo sarista sofwarada loo adeegsado samaynta naqshadaha iyo sido kale softwarada muuqal qurxinta loo adeegsado oo la asaasay 1982. Waxay ka bilaabantay daabacaadda desktop-kii ugu horreysay ee 1983, maanta waxaa loo yaqaanaa bixinta xalalka hal-abuurka leh ee xayeysiinta, suuq-geynta, iyo isgaarsiinta muuqaalka. Laga soo bilaabo qurxinta sawirada ilaa animation-ka muuqaalka,  Adobe waxa ay leedahay barnaamijyo ama softwaro loo habeeyey si uu u daboolo baahiyaha. Qaar ka mid ah softwaradeda caanka ah waa Illustrator iyo Photoshop oo lagu qiimeeyay inay yihiin kuwa ugu wanaagsan ee shirkada . Soo bandhigida Adobe Acrobat iyo PDF waxay sidoo kale wax ka beddeleen warshadaha daabacaadda dhijitaalka ah. Aynu si degdeg ah ugu socdaalno taariikhda Adobe anagoo adee...